Doorashada kursi ka mid ah Baarlamanka Somalia oo ka dhaceysa Kismaayo

Waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ay Khamiista Beri ah ka dhacdo doorashada kursi ka mid ah aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Wasiirkii Howlaha guud iyo guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji, musharixiin fara badan ayaana u tartamaya. Gudoomiyaha Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) … Continue reading Doorashada kursi ka mid ah Baarlamanka Somalia oo ka dhaceysa Kismaayo